Qeexid
ld golafariisasho.
ld golafariisasho.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld golafariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax salka dhul u dhigid.
Qeexid Xigta: Cid fadhi ku soo dhaweyn.
Qeexid Kale: Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld danfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Dhul godan oo biyo qabatin leh. ld biyafariisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel xoolo ama dad la dejiyey.
Qeexid Xigta: Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay.
Qeexid Kale: Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg fariisi. ld fadhiisin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg golee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc sagaarada ka mid ah.
Qeexid Xigta: Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Qeexid Kale: Dawaco khatar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Arrin gola keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg golaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Qeexid Xigta: Goobjoog.
Qeexid Kale: Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof aftahannimo dheeraad ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Gabay aan la soo diyaarin oo gole laga jeediyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]