Qeexid
"U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho."
[-stay, -satay]
golafariis tay
golafariis atay
f.mg3"U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho."
Wadaag:
eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Salka meel saarid.
(f.mg) Dareere garoorid.
(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qofka agtiisa fariisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc sagaarada ka mid ah.
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Dawaco khatar ah.
m.dh
Wadaag:
Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Goobjoog.
Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m.l
Wadaag:
Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.
m.l
Wadaag: