Qeexid

"Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo."

Qeexid Xigta

Iin. ld goldaloosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine