Qeexid
"Goldillaacinta neef dhali waayey gosha laga dillaaciyo, si ilmaha looga soo saaro."
Qeexid Kale
ld goldooxid.
Qeexid Xigta
G. ah: ilmaha gosha laga soo bixiyo.
"Goldillaacinta neef dhali waayey gosha laga dillaaciyo, si ilmaha looga soo saaro."
ld goldooxid.
G. ah: ilmaha gosha laga soo bixiyo.
Wadaag:
Dheddig dhali waayey golkadillaacin si ilmo looga dhaliyo.
Arrin qarsoodi ah kashifid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo.
Iin. ld goldaloosho.
m.dh
Wadaag: