Qeexid

"Cudurka gosha xoolo ku ridid."

Qeexid Kale

Gool ka dhelin.

Qeexid Xigta

Gole ka dhigid; gole u dhigid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga golee oo kali ah:
  • Is waraysi iyo xaal waranbaa loo goleeyay.
  • Wasiirka Wasaarada Isbortiga iyo Dhalinayrada Puntland Cabdiwali Xirsi Cabdule ayaa xusay in tartankani oo ka socdo Magaalooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo looga goleeyahay in dib loo soo nooleeyo Magacii iyo Sumcadii Isboortigii Puntland.