Qeexid
"Oogada labadeeda dhinac, halka ay ku dhammaadaan feeraha, goljilic; gol. ld gollan."
"Oogada labadeeda dhinac, halka ay ku dhammaadaan feeraha, goljilic; gol. ld gollan."
Wadaag:
Meesha u dhexeysa feercalaanta iyo misigta ee jirka dadka iyo xoolaha.
m.l
Wadaag:
Wax aan adkayn noqosho.
Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag: