Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Golmaran noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Golmaran noqosho."
Wadaag:
Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna.
Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid.
Nin aan hub sidan.
m.f.kh
Wadaag:
Ka g.: cid libaysasho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Caano bur iyo biyo u kala miirmay.
Cudur idaha ku dhaca.
m.l
Wadaag: