Qeexid
"Dan la'aan u warwareegid."
[-leeyay, -laysay]
goloble eeyay
goloble aysay
f.mg2"Dan la'aan u warwareegid."
Wadaag:
Cudurka gosha xoolo ku ridid.
Gole ka dhigid; gole u dhigid.
Gool ka dhelin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Nin dheer oo toosan.
G. ah: neef geel ah oo cadho korkiisa ku dhan tahay.
m.f.kh
Wadaag:
Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah.
Hadal si wanaagsan loo jeediyey.
Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.
m.dh
Wadaag:
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(c.nafl.) Mid ka tirsan qayb borotiin ah oo ku milma milancusbeed aan rasiin ahayn kuna xargaga kulka. Qaybta badan oo golobuliin ah ayaa dhiigga ku jira: alfa, beeta iyo gaamma golobuliinka qaarkood ayaa ah ka hortagayaasha jeermiga iwm. Qaarna waxayd qaadaan: birta, dufanka iyo kobbarka dhiigga ku jira.
m.l
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Nafley gaajo iwm darteed la godasho.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag:
Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed.
ld golongolid.
m.l
Wadaag:
Wax golongol hayo ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: