Qeexid
"Soo godnaanta qaarka sare in yar godanyahay."
"Soo godnaanta qaarka sare in yar godanyahay."
Wadaag:
/dh (-bo, m.l) Toorrey dheer godan oo lagu dagaallamo. ld golxad.
m.l
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Goob, fagaaro.
Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m.l
Wadaag:
Cudurka gosha xoolo ku ridid.
Gole ka dhigid; gole u dhigid.
Gool ka dhelin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
U g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah.
Hadal si wanaagsan loo jeediyey.
Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.
m.dh
Wadaag:
Nin dheer oo toosan.
G. ah: neef geel ah oo cadho korkiisa ku dhan tahay.
m.f.kh
Wadaag:
Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
m.dh
Wadaag:
Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Sariir firaashid.
f.g1
Wadaag:
jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas.
Qorrax casar.
ld gollacas.
m.dh.u
Wadaag:
Caano bur iyo biyo u kala miirmay.
Cudur idaha ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Cudur ariga qoobabka ka gala oo marka arigu meel dhiiqo ah ama qoyan maro labada qoob dhexdoodu dillaacyo raafdillaac. ld gommod1.
m.l
Wadaag: