[-day, -dday]
gommod3 ay
gommod3 day
"Cudur gommodka ka qaadid"
Wadaag:
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
m.l
(-do/gondo, m.l) Cagta geela; cagaf.
m.dh
eeg gommod3.
m.f.dh
Wax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld golmoon, goomman.
f.mg4
-naa, -nayd