Qeexid
"Wax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho."
"Wax hoosta laga galo, si loo dugsado ama dhibaato loogaga gaashaansho."
Wadaag:
Qof dhintay, habeenka ama maalinta ugu horreysa ee uu qabriga u hoydo.
m.l
Wadaag:
Meel godan oo biyo ku jiraan.
Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
m.l
Wadaag:
Luga qabasho.
Cid aad u baryid. ld gondaqabso.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
U g.: arrin si fiican uga baarandegid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta.
Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
m.dh
Wadaag:
eeg gondaqabo. ld gondaqabad, gondaqabsad, gondaqab sasho.
m.f.dh
Wadaag: