Qeexid
"Hoor yar oo weel salki ku haray shubid."
[-iyay, -isay]
gongom yay
gongom say
f.g2"Hoor yar oo weel salki ku haray shubid."
Wadaag:
Hoore yar oo weel salkiisa ku jira ka shubasho
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Nafley gaajo iwm darteed la godasho.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag:
Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed.
ld golongolid.
m.l
Wadaag: