Qeexid
"Gammuunka aan loogu tala gelin in fallaar la geliyo. Waa lagu toogasho bartaa; kab-genka."
"Gammuunka aan loogu tala gelin in fallaar la geliyo. Waa lagu toogasho bartaa; kab-genka."
Wadaag:
Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Goob, fagaaro.
Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m.l
Wadaag:
Bir adag oo dhuuban oo sida godinta daab qori ah leh oo ceelasha; xabaalaha iwm lagu qodo.
m.dh
Wadaag: