Qeexid
Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
[-bnaa, -bnayd]
f.mg4Wax la goobaabay ahaansho. ld koobaaban.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-bo, m.l) Xarriiq sida
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg goobaabo. ld koobaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg goobaaban. ld goobaabnaansho, koobaabnaan, koo baabnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld goobaab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld koobaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: ld goobaaban.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (-layaal, m.l/dh) Raadinta wax maqan la raadiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld goobaabnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dheddig curad ah oo aan rimmanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: Nin aan markaa naag qabin waxse horay u soo guursaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg goobee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax baadiddoonid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
Qeexid Xigta: Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
Qeexid Kale: Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
Qeexid Xigta: Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg goobo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax laalbaabay noqosho (irrid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Inan yar.
Qeexid Xigta: Deero yar oo lab ah.
Qeexid Kale: G. ah: wax tiro yar. ld gibin1, gifin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]