Qeexid

"/dh (-layaal, m.l/dh) Raadinta wax maqan la raadiyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobaal oo kali ah:
  • Ciidamada ayaa ku sugan gudaha deegaanka Goobaale, oo warka ay sheegayaan in kooxihii ku sugnaa laga saaray, waxaana deegaanka laga maqlay Guuxa Diyaarado aan la arag.
  • "Tuulooyinka Kaba-hirig iyo Goobaale ayaa waxaa weli ku sugan ciidamo Ethiopian ah, kuwaasoo shalay dagaalka la galay kooxaha ka horjeeda" ayay tiri haweeney xoolo dhaqato ah oo la hadashay warbaahinta.