Qeexid

"Wax goob goob ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goobee oo kali ah:
  • Ogoobeey naf waliba waa taada oo kale.
  • Liverpool waa markii ugu horreysay ee ay soo gaadho wareega siddeeda kooxood tan iyo 1985, waqtigaas oo ay ku hungoobeen ciyaartii kamadambaysta ahayd, kadib markii ay sanadkii ka horeeyay ee 1984 ay ku guulaysatay koobkii afraad ee horyaalada Yurub.