Qeexid
/dh (-layaal, m.l/dh) (xis.) Goobo ama kubbad leh gacan dhererkiisu le'egyahay hal halbeeg.
/dh (-layaal, m.l/dh) (xis.) Goobo ama kubbad leh gacan dhererkiisu le'egyahay hal halbeeg.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah.
Qeexid Xigta: Summad goobo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: (f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
Qeexid Xigta: Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Goobaab samaysasho. ld koobaabo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: gobo'layn m.f.dh eeg gobo'lee.
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: gobo'lee f.mg2 Hoore, dhibic-dhibic u dhicid.
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax baadiddoonid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
Qeexid Xigta: Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
Qeexid Kale: Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l) ld goolhaye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: gobo' m.dh 1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibic.
Qeexid: gobo'maqaar m.l Gobaha maqaarka ka samaysan.
m.l
Qeexid: Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Meel taag ah ka daaddegid.
Qeexid Xigta: Nafley le'asho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: La g.: beer shaqadeeda u duulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld goobis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg goobi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld goobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Wax goob goob ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dheddig curad ah oo aan rimmanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]