Qeexid
"Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh."
Qeexid Kale
Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
Qeexid Xigta
Qof aan tartammada ku guulaysan.
"Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh."
Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
Qof aan tartammada ku guulaysan.
Wadaag:
(-yiil, -tiil; -aalli) Warwareegid iyado wax la sugayo.
f.mg1
Wadaag:
Ciyaarta godadowga afar xabbadood oo isku god ku jira.
Awr buuran.
Waraaqaha maraakiibta iyo dayaaradaha ay u adeegsadaan safarra dooda.
m.l
Wadaag:
Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
m.l
Wadaag:
Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
m.dh
Wadaag:
La g.: beer shaqadeeda u duulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nin aan muslin ahayn.
Nin aan raxmad lahayn.
ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax lumay ama maqan raadsasho.
(f.mg) Ku g.: cid si wada jir ah wax u yeelid
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Shaxan ka samaysan hal xarriiq oo wareegsan oo xuduntiisu fogaan isle'eg u jirto bar kasta oo xarriqda ka mid ah.
Summad goobo ah.
m.dh
Wadaag:
Nin aan markaa naag qabin waxse horay u soo guursaday.
m.l.kh
Wadaag:
Xarriiq wareegsan samayn. ld koobaab2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: