Qeexid

"(-dad, m.l) Maro; dhar; go'."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga good oo kali ah:
  • Max'ed Dheere waxuu ku goodiyay in mas'uulkii gudan waayo xilkiisa dhulka hoostiida la galin doono sida uu yiri, isagoo sheegay in bari la magacaabi doono 8 degmo ee ka harsan gobalka Banaadir.
  • "Ma aheyn in hay'adahaan faraha la soo galaan golayaasha dowlada, waqtigooduna waxaa uu ku ekaa markii ay soo gudbiyeen axdigaan." sidaas waxaa GO u sheegey Xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Puntland.