Qeexid

"Haddidaad."

Qeexid Xigta

(-iyo, m.dh) Dacal; dhinac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gooddi oo kali ah:
  • Ummu Salama waxay tiri, markii aan ka dhaqaaqnay fadhigii boqorka Najaashi waxaa na handdaday oo noo gooddiyay Camar Bin Caas, wuxuuna saaxiibkiis ku yiri, waxaan berito u tagayaa boqorka annigoo u sheegi doono hadal boqorka ku abuura inuu idin caroodo.
  • Ragga gooddinaya ma waxay yihiin kuwo aan horay muruqyadooda usoo isticmaalin oo qalle ku jiro baa?