Qeexid
"/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin."
"/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) U g.: hadal cabsigelin leh cid u jeedin."
Wadaag:
Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m.l
Wadaag:
Roob da'aya soo dhowaasho.
f.mg3
-ootay, -oodatay
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Booloxoofto samayn; u bootayn; faata dhuglayn. ld faalaxgooddi2, foolax gooddi2.
f.mg1
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; - iyi) ld falaxgooddi2.
f.mg1
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) ld falaxgooddi2.
f.g1
Wadaag:
Wax afrogid.
Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f.g1
Wadaag:
Ka g.: wax badhiisa ka duwan ahaansho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal.
G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag:
(-iyaal, m.dh) Tol meyta xusaaya fadhiga uu jilib jilib u kala fadhiisto.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax jarid.
(f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.
(f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
f.g
-ooyay, -oysay
Wadaag: