Qeexid

"Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal."

Qeexid Xigta

G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine