Qeexid

"Roob da'aya soo dhowaasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goodo oo kali ah:
  • Riwaayadda sida macaan loo dhisay waxay daawadaha ku kicisaa lahashooyin daqiiqad gudaheed ayaa laga yaabaa inuu mar farxad la ciiro, marna murugoodo, mar qosol kursiga kala kaco marna Cumar Cali Ciidle, Hargeysa.
  • Halabuurkuna, sidiisaba, qofka uma lahaan jirin waxtar ka badan haybad iyo qurux uu ku xarragoodo, ninka kale ee xarragadaa ku qabsadaana wuxuu noqon lahaa bahal liita oo aan isagu xarrago samaysan karin.