Qeexid
"Ubad xoolaad candho aan caano ku jirin nuugid. ld goofaari."
[-iyay, -isay]
goofaadh yay
goofaadh say
f.g2"Ubad xoolaad candho aan caano ku jirin nuugid. ld goofaari."
Wadaag:
Beer gabowday oo aan badar ka baxayn.
Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen.
G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
m.l
Wadaag:
Wax, waxtarkiisi gabay noqosho (beer, ceel iwm).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.
m.l
Wadaag:
Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: