Qeexid
"ld googgaaleysasho."
"ld googgaaleysasho."
Wadaag:
Googaa leysi ciyaarid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Halxiraale da'yartu isku maaweeliso, oo ay isku xujeeyaan sheegidda macnaha sarbeebta ah.
m.l
Wadaag:
eeg googaaleyso. ld googgaaleysad, googgaaleysi.
m.f.dh
Wadaag:
Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
e.d
Wadaag:
(-do, m.l) Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.
m.dh
Wadaag:
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Wadaag: