Qeexid
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Qeexid: googgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) Cad cad noqosho (wax).
Qeexid: googgo'id m.f.dh eeg googgo'2.
Qeexid: googgo'naansho m.l/dh ld googgo'naan.
Qeexid: googgo'naan m.f.dh eeg googgo'an. ld googgo'naansho.
Qeexid: googgo'an f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.
f.g
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: (f.g) Wax cad-cad ka dhigid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax ka dhuumasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg googgoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Wax qaybo u jarjarasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld googgoosasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg googgooso. ld googgoosad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: go'doomi f.g2 Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: go'doomee f.g2 ld go'doomi.
Qeexid: go'aansad m.l ld go'aansasho.
Qeexid: go'doomayn m.dh ld go'doomin.
Qeexid: go'an2 f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax la gooyay ahaansho.
Qeexid: go'aangaarid m.dh Isku raacidda la isku raaco go'aan.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: go'aami f.g2 Arrin go'aan ka gaarid.
Qeexid: go'an1 m.dh Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.