Qeexid
"G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3)."
"G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3)."
Wadaag:
(f.g) Wax qaybo u jarjarasho.
(f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax cad-cad ka dhigid.
(f.mg) Wax ka dhuumasho.
f.g
-gooyay, -goysay
Wadaag:
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Wadaag:
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
m.l
Wadaag:
Ereyo ama dood laba qof isdhafsato.
(riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo.
ld googgoos.
m.l
Wadaag:
Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
e.d
Wadaag: