Qeexid
"(f.g) Wax qaybo u jarjarasho."
Qeexid Xigta
(f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
[-stay, -satay]
googgoos tay
googgoos atay
f.g"(f.g) Wax qaybo u jarjarasho."
(f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
Wadaag:
G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax, wax ka jarasho.
(f.g) Wax mutansasho.
(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Wadaag:
(f.g) Wax cad-cad ka dhigid.
(f.mg) Wax ka dhuumasho.
f.g
-gooyay, -goysay
Wadaag:
Erey la sheegayo markaas googgaale la bandhiggi rabo.
e.d
Wadaag:
Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn.
U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
m.l
Wadaag: