Qeexid

"eeg gooji. ld goojis, goojo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goojin oo kali ah:
  • Sidii ay agteyda u mayracaneysay, iyadoo markaan ag maraba goojineysa, ayaan waayey meel ay suul iyo cirib dhigtay.
  • Si kastaba ha ahaatee, xulufada oo gardaradiisii guuldaro ku darsaday, ayaa ka sii goojinaya kuna tegaya naftood huranimo u ban baxay, dadkaas oo la sheegay in ilaa shan boqol oo kun gaadhayaa ku sii qulqulayaan Ciraaq, iyagoo ka tegaya Suuriya iyo Urdun.