Qeexid

"1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gooni oo kali ah:
  • Sidoo kale yuhuudu waxa ay u arkaan meel diintooda u muhim ah oo waxa ay ula bexeen magac u gooni ah.
  • Dhinaca kale waxgarad si gooni ah ula kulmey Madaxweynaha PL ayaa ku eedeeyey talaabada maalintii shaley uu qaadey madaama uu ka dhaga-adeygay talooyin odayaal horey ugu soo jediyeen.