Qeexid Xigta
ld goolibbaarid.
ld goolibbaarid.
Wadaag:
Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
G. ah: biciid, deero, geri iwm. oo aan la daaqin raxan ee cidlajoog ah.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Googgarad gaabaan oo aan duluc lahayn oo haweenku qaataan.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag: