Qeexid

"Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin."

Qeexid Kale

Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.

Qeexid Xigta

G.tiiba: isla waqtigii.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goor oo kali ah:
  • Kooxdan ayaa dhawr goor kulamo saaxiibtinimo ugu tagtay kooxo Talyaaniga ah, iyada oo shirkadda (LAFICO)-na ku talo-jirto in ay dhawaan maal-gelin kale ku samayso kooxaha derejada hoose ee Talyaaniga.
  • Waa sida ay ku maahmaahaane, kanu waxa uu la mid yahay qofka qaraxdada gooraynteeda hal mar khalda, oo uusan u bannaanayn kaayo kale oo uu mar labaad ku khaldo!