Qeexid
"eeg gooryoon2."
"eeg gooryoon2."
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin.
G.tiiba: isla waqtigii.
Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.
m.dh
Wadaag:
Deriskunool dhuuban, dheer, cad, oo caloosha nafleyda qaarkeed ku nool.
m.l.u
Wadaag:
(c.nafl.) Deris ku nool ka tirsan qaybta la yiraahdo “nematode” wuxuu ku noolyahay qaybta sare ee xiidmaha waaweyn dhediggu (12 mm.) way ka weyntahay labka. Dabada ayuu ka soo baxaa, ukuntiisana ku daadiyaa waana dhintaa. Haddii ukumaha qof liqo way dillaacayaan. Wuxu keenaa cudur caruurta addunka oo dhan ku dhaca.
m.l.u
Wadaag:
(c.nafl) Midkasta oo ka tirsan koox gooryaan ah oo kor dheer oo dhuuban leh, wuxuuna ku dul noolyahay xiidmaha dadka iyo lafdhabarleyda.
m.l.u
Wadaag: