Qeexid
"ld koosaar2."
[-ray, -rtay]
goosaar2 ay
goosaar2 tay
f.g1"ld koosaar2."
Wadaag:
Cunto iidaan ku darid. ld goosaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Koox ari ah oo luntay.
Koox aan badnayn oo ciidan ah.
m.l
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qayb ari soofay ka mid ah lumid.
f.mg1
Wadaag:
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Timir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosarad.
m.dh
Wadaag:
Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya.
Cambaarmadow. ld goosey1, gooye.
m.dh
Wadaag:
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey2.
m.dh
Wadaag:
Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax, wax ka jarasho.
(f.g) Wax mutansasho.
(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag: