Qeexid

"eeg gooso. ld goosad (2), goosi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goosasho oo kali ah:
  • Waa xilli taliskii Suudaan ka jiray jabhaddii koonfur ka dagallami jirtay (oo weligeed xukunka oo ay saamigooda ku yeeshaan mooyee aan marna goosasho barnaamijka ugu jirin) wada hadal iyo heshiis la galay maamulkii dalkana si roon uga qayb geliyay.
  • Waxay yagleeleen oo dhidibada u aaseen bishii Ogoosto, 1998kii nidaam noociisu ku cusbaa mandaqada loona baxshay Dowlad Goboleedka Puntland–waa nidaan aan ku dhisnayn goosasho ama dhul raadis.