Qeexid

"Safar."

Qeexid Xigta

ld goshid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goosh oo kali ah:
  • Dalxiis bay ka wada gooshayeen doolarkayagiiye.
  • Ma jirto wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay burburka Buundada iyadoo xiligii ay burburaysay ay socod ku marayeen dad badan oo ku dhacay webiga, iyadoo jabka buundada uu kala xayiray isku socodka dadka iyo gaadiidka isaga gooshi lahaa degmada.