Qeexid

"(f.g) Wax, wax ka jarasho."

Qeexid Kale

(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax mutansasho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali abaalmarintii la siiyey waa goostay”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive