Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) ld goosato1."
"(-yayaal, m.l/dh) ld goosato1."
Wadaag:
(f.g) Wax jarid.
(f.g) Xaajo go'aan ka gaarid.
(f.g) Qaraabo saaxiib iwm xiriir u jarid. 4. (f.mg) Ka g.: tiro mid kale ka jarid (xisaab). 5. (f.mg) Ka g.: ilmo nuugmo ka joojin. 6. (f.mg) Ka g.: wax, wax kale ka leexin. 7. (f.mg) Ka g.: cid dambi ay gashay kajeebid. 8. (f.mg) Ku g.: meel wax ku xannibid. 9. (f.mg) Ku g.: hadal iwm xad gaar ah kujoojin. 10. (f.mg) La g.: wax ka baxsasho. 11. (f.mg) U g.: cida ballan kaga bixid.
f.g
-ooyay, -oysay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.
m.l
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin.
G.tiiba: isla waqtigii.
Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah banaatiikhdii waayadii hore faransiisku samayn jirey.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Ciyaaraha kubbadda dhibcaha lagu tartamayo oo middood la helo.
m.l
Wadaag:
Halaq midab guduud xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow.
Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale.
m.l
Wadaag:
Roob da'aya soo dhowaasho.
f.mg3
-ootay, -oodatay
Wadaag:
Beer gabowday oo aan badar ka baxayn.
Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen.
G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.
m.l
Wadaag:
ld moy. Weel qori ama bir ka samaysan oo ay tibi weheliso oo badarka iwm lagu tumo.
ld mooy (2) M. ah: neef lo' ah oo aan geeso lahayn.
m.l
Wadaag:
La g.: beer shaqadeeda u duulid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: