Qeexid

"Arrin laga doodayey si fiican uga hadlid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorfee oo kali ah:
  • Gorfeeyayaashu ma aha kuwo cilmigoodu ku sargo’anyahay barashada gorfeynta, ee waa kuwo cilmigoodu uu ku sargo’anyahay afmaalnimo.
  • Waxaana qaraarkaas dib loogu dhigay in lagu gorfeeyo shir aan caadi aheyn oo la filayo in la qabto bilaha soo socoda.