Qeexid
"eeg gorfi. ld gorfis."
"eeg gorfi. ld gorfis."
Wadaag:
Haan dhiil haruub, iwm hoore ka dhammayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga.
m.l
Wadaag:
Arrin laga doodayey si fiican uga hadlid.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda hilib kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.
m.l
Wadaag:
G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la isticmaalin.
Haruub.
m.l
Wadaag:
Miskiin.
Neef xoolo ah oo looga tagay jirro ama duqnimo awgeed.
m.l
Wadaag:
ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro.
Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya.
ld godan1.
m.dh
Wadaag: