Qeexid

"(-do, m.l) ld googgaarad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorgorad oo kali ah:
  • Weeraryahanka khatarta badan oo kubadda ka ciyaara kooxda dalka Ukraine ee Shakhtar Donetsk, wuxuu qarka u saaran yahay inuu noqdo sucdiga cusub ee taageerayaasha Gorgorada Nayjeeriya.
  • Koobkii Afrika ee Tunisia oo sannadkii labaad ahaa run ahaantii wuxuu muujiyay wacdaro gorgorada sare u fududaysay inay ku guulaystaan koobkii labaad ee ay ka helaan tartanka qaaradda.