Qeexid
"Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin."
[-iyay, -isay]
gorgor yay
gorgor say
f.g2"Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda hilib kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.
m.l
Wadaag:
Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.
m.dh
Wadaag:
In yar oo hoore ah oo weel salkiis ku haray ka shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.
f.mg1
Wadaag:
Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
m.l
Wadaag:
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
m.l
Wadaag:
Nooc daayeerka ka mid ah oo dadka u eg oo ku nool Afrika oo dhererkiisu gaaro laba mitir ama ka badan. ld gooriilla.
m.l
Wadaag:
G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la isticmaalin.
Haruub.
m.l
Wadaag:
Miskiin.
Neef xoolo ah oo looga tagay jirro ama duqnimo awgeed.
m.l
Wadaag: