Qeexid
Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gorgortan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Nooc haadda hilib kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg gorgori. ld gorgoris, gorgoro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) ld googgaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gorgorin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -tamay, -tantay
Qeexid: Hadal cod dheer ah is dhaafsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hadal cod dheer ah oo la isdhaafsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax madaxa midab ku leh ahaansho (neef riyo ah).
Qeexid Xigta: Wax qaarka hore madow ahaansho (neef ido ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gorgoro been ah oo beec lagu kordhiyo
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gooryaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]