Qeexid
"In yar oo hoore ah oo weel salkiis ku haray ka shubid."
[-iyay, -isay]
goror yay
goror say
f.g2"In yar oo hoore ah oo weel salkiis ku haray ka shubid."
Wadaag:
Dhiig sanka ka yimaada.
Hoore yar oo weel salkiis ku jira.
ld gororid.
m.l
Wadaag:
Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Istaag ku daalid.
(f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la isticmaalin.
Haruub.
m.l
Wadaag:
Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.
m.dh
Wadaag:
Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.
m.dh
Wadaag:
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
m.l
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: