Qeexid
"Geedgaab faalala oo leh bari weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo."
"Geedgaab faalala oo leh bari weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo."
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed.
ld golongolid.
m.l
Wadaag:
Nafley gaajo iwm darteed la godasho.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag:
Wax golongol hayo ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: