Qeexid
"Wax aad u raadin."
[-iyay, -isay]
gowd yay
gowd say
f.g2"Wax aad u raadin."
Wadaag:
Dabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xilliga xagaaga.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.
m.dh
Wadaag:
Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
m.dh
Wadaag: