Qeexid
ld gawl.
ld gawl.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid Xigta: Guuxa libaaxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gaw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gaw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Surta inteeda cillanka ukunta u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xubinta taranka haweenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed-quwaax leh dheecaan kharaar oo khadka laga sameysto iyo asal fiican. ld gawlallo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax aad u raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xilliga xagaaga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Tuur; fiiq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: go'an2 f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax la gooyay ahaansho.
Qeexid: go'doomayn m.dh ld go'doomin.
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: go'doomee f.g2 ld go'doomi.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: go'doomi f.g2 Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
Qeexid: go'doomid m.f.dh eeg go'doon2.
Qeexid: go'doomin m.f.dh eeg go'doomi. ld go'doomayn.
Qeexid: go'doon1 m.l.kh G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.
Qeexid: go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.
Qeexid: go'id m.f.dh eeg go'2. ld go'niin.