Qeexid Xigta
Guuxa libaaxa.
Guuxa libaaxa.
Wadaag:
Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Goob, fagaaro.
Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m.l
Wadaag:
Geed-quwaax leh dheecaan kharaar oo khadka laga sameysto iyo asal fiican. ld gawlallo.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan xoog sanayn oo dadka kale ku dul nool; masha qeyste.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle, qowleysato.
m.l.u
Wadaag:
Dabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xilliga xagaaga.
m.l
Wadaag:
(-so, m.l) (c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.
m.dh
Wadaag:
Gammuunka aan loogu tala gelin in fallaar la geliyo. Waa lagu toogasho bartaa; kab-genka.
m.l
Wadaag: