Qeexid

"Neef gowrac ku xalaalaysasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gowraco oo kali ah:
  • Ka dibna wuxuu nebi Ibraahin riyo ku arkey isagoo Eebbe farayo inuu gowraco wiilkiisii, wuxuuna u sheegay wiilkiisii nebi Ismaaciil.
  • Xarakatul Shabaab Al-Mujaahidiin oo Maanta Muqdisho ka furay Kawaan Xoolaha lagu gowraco. 11 Oct 2010- Shacabka Soomaaliyeed ayaa Xarakatul Shabaab uga digeen in ay la macaamilaan Ciidamada AMISOM,Dawooyina ka qaataan..