Qeexid
"Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso."
[-ray, -rtay]
gowriir2 ay
gowriir2 tay
f.g1"Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso."
Wadaag:
ld gowiir1 (2), gowriirsad, gowriirsasho, gowriirsi.
m.f.dh
Wadaag:
Cabsi, dhaxan iwm awgeed la ruxasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dabayl qabow oo soo dhacda galabnimada iyo habeennimada xilliga xagaaga.
m.l
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax abaar darani heshay ahaansho.
Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhar jilicsan oo qurxoon qaalina ah oo duntiisa ay samayso diirdiirxariireedu.
(-ryo, m.dh) Summad idaha dhegaha looga dhigo oo labo alif ah.
m.dh
Wadaag:
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef gowrac ku xalaalaysasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag: